Information
For more information about our classifieds, please check following links.
Waa maxay iibgee.com?
Welcome to iibgee.com! Sign In Are you new to our site? Register now
Categories

Waa maxay iibgee.com?

iibgee.com waa barta internetka ee Soomaaliya lagu kala iibsado badeecadaha iyo adeegyada. Hadii aad hayso badeecad aad mudo yar isticmaashay oo aad doonayso in aad iibiso, ama aad hayso alaab cusub oo iib ah; ama adeeg aad samayso, waxaad ku xayaysiin kartaa iibgee.com.

 

Sidan samee:

1- Badeecadda sawir ka qaad.

2- Riix badhanka kore ee ay ku qoran tahay: PUBLISH LISTING.

3- Gali badeecaddaada ama adeegaaga, adiga oo reebaya lambar ama email lagaala soo xariiro.

4- Marka aad badeecadda galiso, ku #share ku dheh baraha bulshada sida Facebook, Google, Twitter, iwm, si aad u gaarsiiso dad badan oo badeecaddada u baahan.

5- Hadii aad caawinaad u baahan tahay nala soo xariir, si aan kaaga caawino xayaysiinta badeecaddaada ama adeeggaaga. Fadlan #share iibgee.com, si Soomaali badan uu uga caawiyo in ay badeecadahooda iyo adeegyadooda ku kala gataan, dalka oo dhan.

 

Mahadsanid,

Maamulka iibgee.com

Hello! Sign in to get more.
Home Search My account My alerts My personal info My listings Mail us Call us
Refine search
Keyword
Category
Location

Region

City

Pictures
Price

Price:

-
Advanced
Clean search