Safety Tips

Talooyin Quseeya Taxadarka Ganacsiga Barta-internetka

Marka aad IIBGEE.COM wax ku iibinaysid ama ka iibsanaysid waxaa haboon inaad xasuusnaato:

  1. Inaadan qofna lacag udirin adiga oo aan badeecada ama adeegga arkin - Hadii aad qof wax ka iibsanayso, waa inaad qofka la kulantaa (adiga oo lagula socdo), ka dibna aad ka heshiisaan badeecada ama adeegga, markaas kaliya ayaad lacag kala qaadan kartaan.
  2. Qofna ha la wadaagin macluumaadka sirta kuu ah sida lambarka kaarka bangiga, lambaradaada sirta ah, iyo wax walba oo qof u isticmaali karo inuu iska kaa dhigo oo isticmaalo aqoonsigaaga.
  3. Si aan alaab aad iibisay darteed aan laguula soo xariirin, fadlan haddii aad alaab iibiso ka saar iibgee.com, adiga oo booqanaya akoonkaaga iibgee, oo badeecadda ama adeegga ka dooranaya profile-kaaga dhexdiisa. Waxaad sidoo kale ku qori kartaa "Sold" "La-iibiyay".
  4. Fadlan Suuqa Internetka IIBGEE ee Soomaalida ka dhig meel amaano ah oo qof walba si wanaagsan wax uga iibsan karo ama ugu iibin karo. Haddii aad aragto wax qaldan, fadlan maamulka IIBGEE kala soo xariir: INFO@IIBGEE.COM

 

MAHADSANIDIN.

 

Back to top